Kuso dhawoow gacmo furan iyo adeeg ku qanciya.
Fududeynta iyo hubinta gudashada amaanada hadyiga iyo fidyada ee ku xiran xajka ansixidiisa.
In xujeyda loo fududeeyo gudashada hadyiga waajibka ah iyo in laga qalo neef shuruudihi sharcigu udhigay dhameystay.